Xoogaga Al-Shabaab oo caawa weerar ku galay xerada ciidamada Hiilweyne

Xoogag taabacsan Al-shabaab ayaa la soo sheegayaa iney weerareen caawa xerada ciidamada milateriga Somalia ee Hiilweyne oo ku taalla meel ku dhow degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe. Dagaalyahano ka tirsan Al-Shabaab oo aad u fara ayaa la sheegay iney dhowr jiho ka weerareen xerada oo ay joogeen ciidamo ka tirsan dowlada Somalia oo halkaas fariisin … Continue reading Xoogaga Al-Shabaab oo caawa weerar ku galay xerada ciidamada Hiilweyne